Af-soomaaliga

Mudane, Harri!

 

Harri waxaa uu  kumanaan qof ka caawiyey arrimaha   sharciga degenaanshaha dad aad u fara
badan labaatankii sano ee la soo dhaafay. Waa nin xirfaddiisu aad u sareyso.

 

Ma heshay goaan diidmo ah oo ku saabsan sharciga degenaanshahaaga  am reerkaaga?

 

Isla markiiba soo sawir goaanka diidmada ah uguna soo dir Harri whatsup:kiisa. Harri ayaa kuu
sheegi doona, haddii  uu caawin karo adiga iyo qoyskaagaba.

 

Haddii aad hore u lahayd looyar, oo kiiskaaga racfaan hore oga qaatay, anigu ma aqbali doono
kiiskaaga, aan ka- ahayn inuu looyarkaasu dayacay kiiskaaga.

 

Haddii aan looyarkaagu aanu weli racfaan ka qaadan go"aanka lagaa soo gaadhay, Mudane Harri
ayaa kaa caawin doona arrintaas.

 

Ma heshay goaan diidmo ah oo ku saabsan magangelyadaada?

 

Isla markiiba u soo sawir goaanka diidmada ah uguna  soo  dir Harri Whatsup:kiisa. Mudane Harri
ayaa ku caawin doonee.

 

Waa intee qiimaha looyarku?

 

Haddii dakhliga kusoo galaa uu yar yahay, dowladda Finland ayaa kaa caawinaysa qarashka ku
baxaya looyarka.

 

Mudane Harri waxaa uu hubsanayaa , xaqa aad u  leedahay in aad hesho gargaar sharci ah, ka hor
inta aan rafcaanka la gudbin.